VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mashquul - Lyrics

Maalin iyo habeen Dabinadaa maldahan 2x Nin maleegayoo Caashaqa mudmuda Mawdadaa guracan Marka lagu gartana Maraataynayooo 2x Waxba hay marmarin Ceeb may raacdoo Mashquul haygu noqon2x Sharaftiyo milgaha Mawlahaa baxshee Magacaan hantiyay Wad mooyeee marnaba Marnaba ma masixi kartide HAYGU NOQON MASHQUUL3x Muran iyo anoon Iskusoo maqnaan2x Kaba maarmayoo Maqal kaaga dhigay Fariimahaaa malmalan Inaaad magan gashaaa Ma wanaagsanee 2x Naftan maya ku tidhi Ninkaan marin gadee Ku mashquulsanaw2x Sharaftiyo milgaha Mawlahaa baxshee Magacaan hantiyay Wad mooyee marnaba Marnaba ma masixi kartide HAYGU NOQON MASHQUUL3x Lyrics by ??b? ???
Queue is empty
-- / --