VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muqdisho - Lyrics

magaalo madaxdeena muqdisho waa muraayadaan ka dhex muuqanee masha allee majiirataa milicsiga quruxdeeda haa my city muqdisho my motherland macaanoow waan u xiisay macaanida cimiladeeda hawadeeda meel dhaxaadka maayadeeda sukuntidu haku maashaysigeeda maka heshaa madadaaladeeda maadiyo qosolkeeda haa my city muqdisho my motherland i miss her macaaneey wan u xiisay ma huraanka gayigeena muuqdisho ma macaansataa malabkiyo caanaheeda maka heshaa malaaygiyo qudradeeda mooskiyo cambaheeda haa haa my city muqdisho my motherland i miss her macanooow waan u xiisay
Queue is empty
-- / --