magaalo madaxdeena muqdisho
waa muraayadaan
ka dhex muuqanee

masha allee majiirataa
milicsiga quruxdeeda

haa my city muqdisho
my motherland
macaanoow waan u xiisay

macaanida cimiladeeda
hawadeeda meel dhaxaadka
maayadeeda sukuntidu
haku maashaysigeeda

maka heshaa
madadaaladeeda
maadiyo qosolkeeda

haa my city muqdisho
my motherland
i miss her
macaaneey wan u xiisay

ma huraanka gayigeena
muuqdisho
ma macaansataa
malabkiyo caanaheeda

maka heshaa
malaaygiyo qudradeeda
mooskiyo cambaheeda

haa haa my city muqdisho
my motherland
i miss her
macanooow waan u xiisay

Exit mobile version