VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naftayda adaa xumeeyay - Lyrics

Xiisaha kordhaayee hagaagay Xaqiiq boholyowga maanku ma haduu xubnahaaga taabtay Anigoo kaligaa curmeeya Adaa adigaa xadhigayga gooyay Jacaylka markaan xanbaaray Naftayda adaa xumeeyay Xiskaagu haduu u qaatay Inaan la xabaal galaayo Xogtaaduun raadinteeda Markaad kalgacaylka xoortay Waataan nafta kaa xoreeyay Xunbiyo maaha dadku xoore Xajiin lama mariyo ruuxii Xanaanayn kula ag jooga Xisaabi intaan wanaaga Samiyo ku xabeebtay waano Ka dhawr xagal daac jacaylka
Queue is empty
-- / --