VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasiibkii ikaabaday - Lyrics

umaan baran nitaaqiyo nafta wax yeeshoo ana nolosha kuu huray kumaan odhan i niyad jabi kol hadaanu naxaris nadigaygu kuu qabin qalbigii kuu nuglaan jiray nacabkiisa kuu galay nasiibkii ikaa baday igu noqo ragaan idhi marbaan rabay nagaanshiyo naruurada kalgacalkee anoo kaa nisbaysanin kamaan mudan nusqaan kol hadaanu nasteex jirin nidarkeenii uu buray kaa nastee adna iga naso ana naruuraan heli nasiibkii ikaa baday igu noqo ragaan idhi
Queue is empty
-- / --