VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naxli - Lyrics

sidaan kugu nugulahay dhibta kula necebahay iigumaad naxeyside anoo adi ku naawilay oo noole kuu jecel niyadsami ha joogtee nasteexaad ka dhigtaa nabar ani i gaaree adoo niyada iga jaray jaceylkana nataaq iyo naxli iyo xumaan baday sow dookha nacaska ahi raja naawil ima odhan(orann) hadii aan ku naasibay nafta adiga ku huray inta nool kuu aaminay naceyb sahal ku bermiyo nudub igama dhowrtide waxan sugi nasibkey nastexad ka dhigataa nabar ani i gaaree adoo niyada iga jaray jaceylkana nataaq iyo naxli iyo xumaan baday sow dookha nacaska ahi raja naawil ima odhan(orann)
Queue is empty
-- / --