VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta niyada ka diyaar garaw - Lyrics

naftani kaligaa ku jecel nasteexo irmaan ku soor qalbiga caashaqa ku nool nitaaqiyo hawl kadaa dhaaxaan farax naawilee samirka noloshaan ku sugee wakaa nasrigii curtee niyada ka diyar garaw dadbaa dad is jecel nacee dhagaha nacab ha u ergayn weedhaha nabarada ka taga naxliga yaan cidi ku farin kashana cadho ha u nuglayn naf qaybsi markaan ku biday nabdiga wehelbaan u helay nuurka caashaqa u baxay waxaan ku nageeyay dookh xulkii naflahaad tehee siduu nadrigaygu rabay nasiibku haduu aqbalay
Queue is empty
-- / --