VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qaamuus Jacayl - Lyrics

Markaad tahay ruux qudhayda Waxay qoonsataba ka dhowra Waxaan ahay ruux qalooca Qabyada nolashaada diida Markaa tahay ruux qalbiga Adeeg unoqdoo daweeya Waxaan ahay ruux qadarin Qurmo iyo kuu qaba tixgalin Waxii qiso dhacay jacayl ah Taariikhdu, haday qoreeso Qaamuuska kuwii galaynu nahay Markaa tahay ruux qumaanti warka iyo qolka iyiraaahda Waxaan ahay ruux uqaata Dhinaca quman iyo wanaaga Markaad tahay ruux qamuunyo Dharaar qudha aan ibadin Waxaan ahay ruux qorsheeya Qasriga libinta iyo nolasha Waxii qiso dhacay jacayl ah Taariikhdu, haday qoreeso Qaamuuska kuwii galaynu nahay
Queue is empty
-- / --