Hankii kamanreebinoo Kaan rabayoow
Xiskaan iraacaybaa rabaayad noqdee
Miyaan udarnaa cishqiga Riitadoo
Waxaan maqanbaa raja uun kusugaa
Dhaxaan rig rignaa
Raxleeyay dartaa
Dhaaxaan raacdada rafaad umutee
Raxmada caashaqu
Hadmay ku rushayn
Qalbiga rabadhkii
Hadmuu radayaa

Hadaan ruuxdani
Ragaba kaligaa umooday
Rafiiq raaliyo maan noqdeen dartaa raraniyo
Rafaad qarsadeen
Adaa raxan RAAF shay
Jacaylka ra joobay
Inten run la,an riyuun ku jiray
Khilaafka ragaad shay raadkii cish qiga
Adaa kala ridayb deer keenii dhisnaa
Inteen ruku mada ha rujin kalahaa
Dhaxaan rig tignaa raxleeyay dartaa
Dhaxaan raacdada rafaad umutee
Raxmada caashaqu hadmay ku rushayn
Qalbiga rabadhkii hamuu radayaa

Exit mobile version