VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbigaygan dhaawacan - Lyrics

hadii aan dhawaaqiyo hadalkayga dhuuxayn farxadayda kala dhiman hadi aanu dhamaynayn dhambaalkaan u dirayaa qalbigaygan dhaawacan hadii aanu dhayaynoo reer ila dhisaynin dhiiga kaan u shubayaa dhibaan kaa mutaystee jacayloow ila dhaaf jacayloow hawlahaagan dhereen abid soo dhamanayn hadii aanu i dhaadayn marna soo dhawaanayn caashaqan i dhalan rogay dhinaciisa qabanayn nafta kaan u dhigayaa waayaan dhursagayee hadii aanu dhabaynayn iina dhaga nuglaanayn kaan ku dhaadanaaya dhibaan kaa mutaystee jacayloow ila dhaaf jacayloow hawlahaagan dhereen abid soo dhamanayn
Queue is empty
-- / --