hadaan dhaawacaaga
u dhiman waayo
dhab ahaan waxaan
la dhuubnahayee
inaan bogsadaan
is moodaayoo
dhab maaha waxaan
dhuubnahayee
nafibaa naftay
doonta waa u dawee
ii daaya maxaa
igu kiin dirayee
hadii cirka saree
sariir la dhigo
axmedoon ila socon
ma seexdeenee

Exit mobile version