VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qiso jaceeyl - Lyrics

qisiyo waa yaab jacayl qamuus lagu daalayee qareeniyo looyar ma leh cidaad ugu qayshatee qalbiga ruux kale ku maqan qof kale ma dawayn karee qudhaydu aday rabta inaad naf la qaybsatide qasdiga caashaqa garoo qurmiyo reer ila yagleel waxaan kalgacayl qarshaba haduun buu igu qarxee qandhiyo nabarkiisa jaan qabooji adaa shidee qac iyo waa dareen cishqigu qiyaas li,i kula kulmoo qumati intuu ku dago amarna aan qaadanine halkuu qlabkana u sitana marnaba kama quusatide jeeroon macaan ku qaabilana hiyigu ma qaboobayee qorshaha hadafkayga garoo qormiyo reer ila yagleel waxaan kalgacayl qarshaba haduun buu igu qarxee qandhiyo nabarkiisa jaan qabooji adaa shidee
Queue is empty
-- / --