VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qol madoow - Lyrics

hadaan qaliniyo waraaq la galo qol madaw habeen qalbigu wuxuu muhunayaa inaan magacaaga qoro inbadan waan qarinayee anigu waan kugu qancoo si guudbaan kugu qoroo muduu kugu qaatayoo qudhayda adaa xukuma warkayguna waa qisee waxaan qandaraasayaa nolosha qaybaha hadhee inaan qoys kula noqdiyo miyaan u qlamaa xubiga hadaan kula qaadan laa nolosha kula qaybsan laa qudhaada waxay rabtan qumaati u yeeli u laa dhankaagana waa qabyee qaboo caashaqa daryeel qiimee waxaan doonayoo bal qabo aroos mugliyo qorshee farxadaydan guud qabyada noqotay
Queue is empty
-- / --