VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qoys - Lyrics

Qumanoow waxaa tahay Ubax qaayaweeynoo Qalbigiyo laabtiyo Ku qotama wadnaha Oooooo ooooooo Kuwa dhiigga qaadaa Qiyaastii waraabshaan Qudhaydaa ku jeceloo Kaa quusan maayee Qudhaydaa ku jeceloo Kaaa kaaa quusan maayeee Qormo lagu baraariyo Tii lagu qaboobiyo Aaan qooys yagleelnee Geestaada ila qabo Aan qooys yagleelnee geestaada ila qaboooo Quruumaha adduunyada Qaadirkeen ku uumay Adigaan ku qaayibay Qofna kulama sima Eeeee eeeeee Qawlkaaga wacan baa Nafta qiima galiyee Guurkaad qorsheeysaan Kula qaatay aniguyee Guurkaad qorsheeysaan Kula kula qaatay aniguyee Qormoo lagu baraariyo Tii lagu qaboobiyo Aan qooys yagleelnee Geestaada ila qabo Aan qooys yagleelnee Geestaada ila qabo
Queue is empty
-- / --