VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qoys ma dhsnaa - Lyrics

Qumanow waxaad tahay ubax qaaya waynoo. Qalbiga iyo laab tiyo Ku qotoma wadnaha Kuwa dhiiga qaada qiyaas Tii waraab sha Qudhaydaa ku jecel Kaa quusan Mayer Arma lugu badhaadhiyo Reer lugu qaboo biyo Aan qoys yag leelnee Gees taada ila qabo Quruumaha aduunyada Qaadir keen ku uumay Adigoo ku qaa yimay Qofna kula ma simayee Qawl kaaga wacanbaa NAFTA qiima galiyey Guurkaad qorshay saan Kula qaatay aniguye Arms lugu badhadhiyo Reer lugu qaboobiyo San qoys yagleelnee Gees taada ila qabo
Queue is empty
-- / --