VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qudeydaaa kujeclow kaa quusan maayeel - Lyrics

qumanoow waxaa tahay ubax qaayo waynoo qalbiga iyo laabtiyo ku qotoma wadnahee kuwa dhiiga qaadaan qiyaastii waraabshaan qudhaydaa ku jeceloo kaa quusan maayee qorme lagu badhaadhiyo reeg lagu qabooiyo aan qoys yagleelnee geestaada ila qabo quruumaha aduunyada qaadirkeen ku uumay adigaan ku qaayibay qofna kulama simaye qawlkaaga wacan baa intaa qiima galiyee guurkaad qorshaysaa kula qaatay aniguye qorme lagu badhaadhiyo reeg lagu qabooiyo aan qoys yagleelnee geestaada ila qabo
Queue is empty
-- / --