VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qudhayda - Lyrics

Hadaan qalin iyo waraaq lagalo qol madow habeen qalbigu wuxuu muhanayaa inaan magacaaga qoro In badan waan qarinayee anigu waan kugu qancoo siguud baan kuu qiro duuduub kugu qatayoo qudhayda adaa xukamayee Warkayguna waa qisee waxaan qandarsasayaa nolasha qeebaha haree inaan qoys kula noqdiyo miyaan u qalmaa xubiga Hadaan kula qaadan lahaa Nolasha kula qaybsa lahaa qudhaadu waxay rabtoo Qumaati uyeeli lahaa Dhankaaga waa qabyee qaboo caashaqa daryeel qiimee waxaan doonayoo qalqaala aroos mugliyo qorsheey farxadayda guur Qabyada noqatee Warkayguna waa qisee waxaan qandarsasayaa nolasha qeebaha haree inaan qoys kula noqdiyo miyaan u qalmaa xubiga
Queue is empty
-- / --