VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Raaxada guurka - Lyrics

waxaa ruux ii qalmoo naftaydu ay ka raali tahay gayaankay ka raadsadaba dhadkaaga markaan helaan dhab kuugu riyaaqayo adaan ragba kaa xushee raaxadu waa wada jirkiyo rayigoo la isku waafaqee runbuu reerkii u dagay markaan raacnay talo waxan raran iyo dab kulul rafaad caashaqa la maroo taladuu iga raarantaba qalbigaad rabitaan kalgacal ruuneey ku abuurtayoo adaan rasmi kuu jeclee
Queue is empty
-- / --