VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rajo kaban - Lyrics

Sidan kuugu nugulahay Dhibta kuula necebahay Iigumaa naxaysidee Anoo adi ku naawilay Oo noole kuu jecel Niyad sami agjoogtee Nasteexaad kadhigataa Nabar ani igaareee Adoo niyadda iga jaray Jacaylkana nitaaqiyo Naxliyo xumaan baday Soo dookha nacaskii Raja naawil ima oran Haddii aan ku naasibay Nafta adiga kuu huray Inta nool ku aaminay Nacayb sahal ku goormiyo Nudub igama dhowrtidee Waxaan sugi nasiibkeey Nasteexaad kadhigata Nabar ani igaareee Adoo niyadda iga jaray Jacaylkana nitaaqiyo Naxliyo xumaan baday Soo dookha nacaskii Raja naawil ima oran
Queue is empty
-- / --