VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sahan - Lyrics

jacaylkan sanado badan saadaalinaayee nafta aan ku sabi jiray waxaan sugoon aan dhawroo igu samir adkaadoo igu simay sidaan rabay intuu saaka doogsaday uu i saaray laan ubax aniguba sidiibaan sadku EEBE ii qoray naftu sahan u tahay wali xalaybaan saqdii dhexe sawirkiisa la ii sudhay samadaha dushaydee markaan sare u laaceen la isoo dhaweeyaa qalbiga la ii sifeeyo sakhradii jacaylkaa surba la iga siibe
Queue is empty
-- / --