VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sahwi - Lyrics

Waayahan soconayiyo Wakhtigan sii galbaday Soolaabmi maayeeee Sidaasuu noqonayaa Hadaan sadrigayga galiyana Saadirkaa ogaane Sirahan qalbigu dagay Salka wali ma dhigine Sideen uba ilaawaa Saldhig kale uraadshaa Waa anigan sahwiyayee ......................................... Wanaagaan sadkiisiyo Samaha aan lagaadhayn Sahankiisii waayoo Qalbigii sifiiyeey Samirbuu ifarayaa Saxnaan aan ku gaadhee Sirahan qalbigu dagay Salka wali madhigine Sideen uba ilaawaa Saldhig kale uraadshaa Waanigan sahwiyayee lyrics by Cabdi Ismacil
Queue is empty
-- / --