Waayahan soconayiyo
Wakhtigan sii galbaday
Soolaabmi maayeeee
Sidaasuu noqonayaa
Hadaan sadrigayga galiyana
Saadirkaa ogaane
Sirahan qalbigu dagay
Salka wali ma dhigine
Sideen uba ilaawaa
Saldhig kale uraadshaa
Waa anigan sahwiyayee
…………………………………..
Wanaagaan sadkiisiyo
Samaha aan lagaadhayn
Sahankiisii waayoo
Qalbigii sifiiyeey
Samirbuu ifarayaa
Saxnaan aan ku gaadhee
Sirahan qalbigu dagay
Salka wali madhigine
Sideen uba ilaawaa
Saldhig kale uraadshaa
Waanigan sahwiyayee

lyrics by Cabdi Ismacil

Exit mobile version