Heesta Salkaan udhigay caashaqa - Lyrics
Si baa unuglaa baryaba
Waxaan sahanshaa kalgacal
Sirtaan uqariyaaa hadana
Dharaaro socdaan tirshaa
Sareero nasiib dhaliyo
Siraad baxayaan arkaa
Waxaan sabayaa qalibiga
Dhan baan u arkaa sahwiga
Naftaa samriyaa hadana
Samaan ka fishaa rajada
Salkaan udhigaa cishqiga
Waxaan ku sigtaa ludiga
Sax baan u aqaan xubiga
Waxaan ku sitaa cindiga
Waxaan ka jaraa saxarka
Waxaan ku xusaa cindiga
Waxaan sabayaa qalibiga
Dhan baan u arkaa sahwiga
Naftaa samriyaa hadana
Samaan ka fishaa rajada