nafbaan ahay sabano badan
hungo samirka joogtoo
kay sugaysay admigu
intuu sahashaday axdiga
sabaal iyo been ku wayday

hadaan kugu sooori laa
qalbigayga saxar li'
sasbaan ka qabaa ragaba

hayeeshee saluug li'i
nafta adi ku siiyee
ha igu noqon sadriga
kaan kaba saarayeen nacay

haduu isa seeg dhaco
sadka caashaq uur xumo
samo li'i ku gaagaaxo
midna yaanu midkeen sudhan
keenii saydha wacadkii

haduu salka caashaq dhigo
nasiibkuna i saacido
libtaan sad u yeelan

Exit mobile version