VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tashuush - Lyrics

Haddii aaaaan Haddii aan tub qodaxlihiyo Kugu ahay tashuushoo Adna tiirka nolashiyo Ii tahay tiriigooo Qalbigayga tamar li'i Kalgacayl ku taagsaday Kaagana turaaliyo Naxariis ba kala tagee Waxba anoon anoon Tawaawaca kugu di'in Tabtii rooob Cishqaa igu kaa tolee Taageero jaceeyl isii Taageero jaceeyl isiii Adigooon Adigooon tixgaliniyo Sama igu tareenoo Bal ku taagsa mooyee Farxaddeeyda kaba talin Ayaa toosta aan qabo Turjuntaa wanaaggee Naftu keey tabeeysoo Turxaanli'i bal ii jawaab Waxba anoon anoon Tawaawaca kugu di'in Tabtii rooob Cishqaa igu kaa tolee Taageero jaceeyl isii Taageero jaceeyl isiii
Queue is empty
-- / --