Haddii aaaaan
Haddii aan tub qodaxlihiyo
Kugu ahay tashuushoo
Adna tiirka nolashiyo
Ii tahay tiriigooo

Qalbigayga tamar li’i
Kalgacayl ku taagsaday
Kaagana turaaliyo
Naxariis ba kala tagee

Waxba anoon anoon
Tawaawaca kugu di’in
Tabtii rooob
Cishqaa igu kaa tolee
Taageero jaceeyl isii
Taageero jaceeyl isiii

Adigooon
Adigooon tixgaliniyo
Sama igu tareenoo
Bal ku taagsa mooyee
Farxaddeeyda kaba talin

Ayaa toosta aan qabo
Turjuntaa wanaaggee
Naftu keey tabeeysoo
Turxaanli’i bal ii jawaab

Waxba anoon anoon
Tawaawaca kugu di’in
Tabtii rooob
Cishqaa igu kaa tolee
Taageero jaceeyl isii
Taageero jaceeyl isiii

Exit mobile version