VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ushub dhiig lahaa - Lyrics

Intaan ushib dhiig lahaa Leefsii dacar baa lahayd Intaan ku dhawaaw lahaa Miyaad ka dhaqaaq lahayd Intaa ka dhabay lahaa Miyaa u dhamay lahayd Intaan dhiso aqal lahaa Miyaa dhabar jabi lahayd Mudaan islahaaa haday oo Niyada waa dhaawacdee Hadaan kugu dhaaran jiray Xiisahu ka dhamaa qalbiga Intaan dhabta saar islahaa La dhuumo miyaad lahayd Intaan dhib udiid lahaa Ku dhayl dhigo maad lahayd Intaan kuu dhagal Dhuglaa Miyaa igu dhaga adkeed Intaa ha ku dhaqo lahaa Miyaad ku dhayl dhayl lahayd Mudaan islahaaa haday oo Niyada waa dhaawacdee Hadaan kugu dhaaran jiray Xiisahu ka dhamaa qalbiga
Queue is empty
-- / --