VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waan adkaysanayaa - Lyrics

Ma ogtahay ayaa mahan Waxan ulanayee alwanaayey waaya han Urugada ihaysiyo umulkiyo Dhibtaan qabo Adigaa u aane Ma abaal aad gashaa lugu Idmadaa Maa bi maayo naftoo Mana awdalee Waan adkaysanayaa Ma og tahay asagaa inta dunida joogta Adaan kaa inshaartee Waxaan uur ka ku haystoo Afku iga xadaayo Kuma eegi karaayo Ma abaal aad gashaa Lugu irkadaa ma awood Aan galaa lugu idma daa Maa bi maayo naftoo Mana awdalee Waan adkay sanayaa
Queue is empty
-- / --