VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waan ololayaa - Lyrics

Ubaxii qalbigaa ku abuurantaa Indhihii kalgacal wey ku eegayaan Ubaxii qalbigaa ku abuurantaa Indhihii kalgacal wey ku eegayaan Wey ku eegayaan wey ku eegayaan Aasaagay midkaan kali aaminoo Afkaygu aduu kuu tirshaa amaan Aasaagay midkaan kali aaminoo Afkaygu aduu kuu tirshaa amaan Ma ogtahay inaan aawadaa Kalgacal Ka adkaysan kari Ma ogtahay inaan aawadaa Kalgacal Ka adkaysan kari Anba waan kabaa amarkiyo Dhibtiyo aramida kalgacal Anba waan kabaa amarkiyo Dhibtiyo aramida kalgacal Kuu oomaayoo eray dhaban sidii Kuu oomaayoo eray dhaban sidii Waan ololayaa ololayaa Ololayaa kuu ololayaa Ku abaarsadoo uurkiyo qalbiga Ku abaarsadoo uurkiyo qalbigu Wey ku aamineen aamineen Aamineen wey ku aamineen 2×
Queue is empty
-- / --