Yurub:
Sida uu wadanahu
wehel kaaga rabo
Wadeec iyo cudoon
Walwal iga dhowr

Nimcaan:
Waxyeelo iyo hanaan
Waan kula rabinee
Adigana wadajiriyo
Hakatagin wanaag

Yurub:
Kolku waab baryaba
Weelashaa indhahu
Yay kuwaayinoo
Wajigaaga tabin

Nimcaan:
Nafta waayo badan
Wacaneey ku tiri
Yee weehanine
Qasiisiya ka dhowr

Yurub geenyo:
Waqti badan Kalgacal
Naf walaacsaneed
Dhado waysiyo
Dhanne dhanne
Dhanan wawi jaceyl

Nimcaan:
Waayahee Axdi wayn noqdiyo
Waxyeelada darteed
Yaanan waayaba oran

Yurub:
Warsan iyo Sidaan
wacnaan kula rabo
Wacadaraha kalgacal
Wakiil iga noqo

Nimcaan:
Weecankaygiyo
Wareer ha iga filan
Walbahaar jaceyl
Adna wacadka adkeey

Yurub:
Wadka oo idilin
Weeligeed aduunyana wiiqmanee
Ha iga weecininee ebad

Nimcaan:
Waxaad tahay qof mudan
Waxdeeda oo
Waa wadaageenaa
Waayaha aduun

Yurub geenyo:
Waqti badan Kalgacal
Naf walaacsaneed
Dhado waysiyo
Dhanne dhanne
Dhanan wawi jaceyl

Nimcaan:
Waayahee Axdi wayn noqdiyo
Waxyeelada darteed
Yaanan waayaba oran

Exit mobile version