VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waxyeelo jacayl - Lyrics

jacayl waa hore i helay warma ila beegsadaa wadnaha haderto cuskaday wadiiqo baneeyayo kashii wada halaq ka dhigay walaacbuu igu hayaa walee ima daynayee wakhtiga midkii iga baxaa midkale oo soo walfaa waydaartay kii horoo saliga meeshi wadhnaa halkii waysada dhigtaa wakaa maantaba i helay wanaagiiba is rogay walaalnimadii ka dhigay wax yeeloo jacayl intuu igu wacad furay kumaan waan toobinoo kun iyo laba goor walow waraar dheer iga riday walaacna kashii baday warkii iyo sheeka rageed kamaan waynaaninoo naftaan waanada maqlayn intuu wakhti iga cunay muxuu wadhi igu riday anoo wali kii ii daraa waabaydiisii il daran
Queue is empty
-- / --