VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xasanad nolalayd - Lyrics

xoog qofaad u jeceshay xalxalyada xareediyo xays hoorimaadiyo xubi aad wadaagtaan waa xasaanad nololeed xadantada curuuqdiyo wuxuu xero ku leeyahay xabadkiyo beerkiyo xawlaad mareedka iyo xinjiraha jidhkoo idil xaragada jacaylkiyo xayndaabka caashaqa in xumaan ka talisiyo xaasid lagama waayee ka xijaaban keenuye ka xidhxidho albaabada waxa jira xaqiiqdiyo xogta aan abaaree waxaan helay xan badanoo nacab soo xorxorayoo in kastoonan xaalayn xidhiidhkii dhexdeeniyo xubigeena neceboo xagal daacinaayee xadhigaan u gooyee adna xirsiga u adkee xagal daacinaaye xadhigaa ma gooyee adna xirsiga u adkee
Queue is empty
-- / --