VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xiisaha - Lyrics

Gayan baan ahay ku jecel Guyaal badan baan ku sugay Adan adan adaan hurdo kaga go'ay ×2 Kalgacalkii gaaxsana ma gudhin waa wali gediisii go'an buu kaa sugaa, go'aan buu adiga ka sugaa ×2 Dharaariihi way gudbeen intaan gooni ku ahaa wakhtigu waa gaba gebee hadman hadman hadma'aan guri wada degna? ×2 2nd page: Jacayl kaan naftayda gubay midkan geedka igu xidhay aduu aduu aduu'u Garab ka rabaa ×2 Hadan gacaaliye ku idhi farimahaan so gudbinayeey inad garata habon, inaad garataa haboon ×2 Dharaariihi way gudbeen intaan gooni ku ahaa wakhtigu waa gaba gebee hadman hadman hadma'aan guri wada degna?×2 Lyrics by Sabaad
Queue is empty
-- / --