Gayan baan ahay ku jecel
Guyaal badan baan ku sugay
Adan adan adaan hurdo kaga go’ay ×2

Kalgacalkii gaaxsana
ma gudhin waa wali gediisii
go’an buu kaa sugaa,
go’aan buu adiga ka sugaa ×2

Dharaariihi way gudbeen
intaan gooni ku ahaa
wakhtigu waa gaba gebee
hadman hadman hadma’aan
guri wada degna? ×2

2nd page:
Jacayl kaan naftayda gubay
midkan geedka igu xidhay
aduu aduu aduu’u
Garab ka rabaa ×2

Hadan gacaaliye ku idhi
farimahaan so gudbinayeey
inad garata habon,
inaad garataa haboon ×2

Dharaariihi way gudbeen
intaan gooni ku ahaa
wakhtigu waa gaba gebee
hadman hadman hadma’aan
guri wada degna?×2

Lyrics by Sabaad

Exit mobile version