Hilaaca baxaaya iyo
Habeenku wanaagsanaa
Hidiyo dhaqankeeni weeyaan
2x
Hilawgiyo guurka wacan
Ileen waa Hodan haboon
Ileen waa Hodan haboon
Iyo wiilkii hantiyey

2x
Hilaw dheh habeenku weynaayee
Hagaagtayee hoobalow hoobaa
Hilaw dheh Hodana weeyaanee
Hagaagtayee hoobalow hoobaa

Hilaw dheh haboona weeyaanee
Hagaagtayee hoobalow hoobaa
Hilaw dheh Hodana weeyaanee
Hagaagtayee hoobalow hoobaa

Gabadh haybadloo
Hoodaan la moodoo
Rabi haybad siiyoo
2x
Raymigana ka hodanoo
Lagu hoydo weeyaan
Quruxdana ku hodanoo
La haweysto weeyaan

Hodan gaari weeyoo
Habka ay uu hadasho iyo
Hanaanka iyo socodkiyo
Hubqaadkaad ku garataa
2x
Geesi lama huraaniyo
Waxa helay halyay goba
Geesi lama huraaniyo
Waxa helay halyay goba
Ubad ah hantaan iyo
Ileen waa Hodan haboon
Ileen waa Hodan haboon
Iyo wiilkii hantiyey

Hilaw dheh habeenku weynaayee
Hagaagtayee hoobalow hoobaa
Hilaw dheh Hodana weeyaanee
Hagaagtayee hoobalow hoobaa

Hilaw dheh haboona weeyaanee
Hagaagtayee hoobalow hoobaa
Hilaw dheh Hodana weeyaanee
Hagaagtayee hoobalow hoobaa

Exit mobile version