VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Koraad mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Yusuf Dheere
Koraad

Hadii Koolkoolin dumar
Suugaanta la kaashadoo
Kas iyo maan loo amaano
Erayga madhan looga dhigo
2x
Samiireey waan karaa
Inaan ku idhaa xigtooy
Kuwaan dhidib kula lahayn
2x
Kalsoonaan kugu qabaayoo
Naftaydaad kali ku tahay
Kalsoonaan kugu qabaayoo
Naftaydaad kali ku tahay
Kashaada kashaada
Kashaada xumaan ka saar
Kashaada kashaada
Kashaada xumaan ka saar
2x
Haday kobciyaan jacayloo
Lamaane is kaashadaan
Nolosha wada kaafiyaanoo
Maantuun isla kawsadaan
2x
Kaabaay waan kuu kasee
Inaan kor ka xaadsadoo
Kolnaba ha u malayn kaftanee
2x
Kalsoonida nolosha iyo
Kartaa lagu meel maraayee
Kalsoonida nolosha iyo
Kartaa lagu meel maraayee
Kashaada kashaada
Kashaada xumaan ka saar
Kashaada kashaada
Kashaada xumaan ka saar
2x
Kartaa lagu meel maraayee
Kashaada kashaada
Kashaada xumaan ka saar
Kashaada kashaada
Kashaada xumaan ka saar

codkii Yusuf Dheere