VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adigaa - Lyrics

Adigaan ifka kuu jeclahay Adigaan ku ilaashadaa Adigaan kuu oomanahay adiga 2x Kaliya adigaa ehel ii ohoo Unugyada jidhkaan ku waraabiyaa Adigaa oofaha jacayl u ah daawo oo Aan ka maarmi karin adiga 2x aniga adigaan dadka kuu jeclahay aniga adigaan kuu ololayaa aniga adigaan ku agjoogayaa Oo agtaadabaa dugsi ii ahaaday 2x Adigaa elelaha wadnaha Adigaa aayar ootayoo Adigaa ku eekaanaya 2x Kaliya adigaa ilays ii ahoo Aadmiga dhamaan sharaf ii gogloo Adigaa oogta waaga beri Ku il doogsada Oonan dhaafi karin adiga 2x Aniga adigaan dadka kuu jeclahay Aniga adigaan kuu ololayaa Aniga adigaan Ku agjoogayaa Oo agtaadabaa dugsi ii ahaaday 2x
Queue is empty
-- / --