VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Barasho - Lyrics

saskaan caashaqa ka qaaday sadriga hayraacaybaa leh qalbiga sal fudaydaybaa le dareen sahashanaaya leh yartaan sanyadeen jeclaaday ala dunida uga seeganaaday haday dhib igu samaysay barashooy kaa soomay ma ku sagootiyaaa saluug hablahaa iga galay dhagahaa sanqa raacay baale indhahaa surad gaabshay baale dookhaa calaf seegaybaale midaan suntadeen ishaartay caashaqa ku sexeexay maanka haday si igu ahaatay
Queue is empty
-- / --