VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caga dhigo - Lyrics

lamadiido calafkee caku barashadaadii cudur lama amaane cudooy caashaqage saxan saxada cadarkiyo cir onkoday habenoo carada la biilo cosob laga sugaayaan ceeblaay ku moodee waxaad tahay cadaab kulul hablo wada cudoonoo cadaan iyo madaw loo qurux lagu ciseeyaan kula saaran ciidee ha is cajabin caga dhigo lama eegto hadalkee cuqdo kugu abuuree calool yay ku galiyoo kaa guba calooshee ra kuu cadilanoo aawadaa cidlootaa heesaha uu curiyaa ku saba codkaygoo runtii aad u culus iyo gabadhyada cabsiiya
Queue is empty
-- / --