VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Galbis - Lyrics

geenyadii dumarkaay yaa garaado kuu tola bilad gaara kuu xidha ilayn waad gaydaaye yaa garays xariiriyo goono aan la arag guudkaaga sudha gacmaha ka luladaha yaa guubaabo hees iyo gaafkiyo ciyaaraha gaar fiida kuutuma yaa fartuuneey kuu galbiya guulada fartuun gobi gobi dhashatahay gaman laga baxasha tahay gurina lala dagad tahay yaa goday kismaayiyo garba haaray kula taga gaaf kkina tuma galmudug kusoo bara galdogob kusoo bara
Queue is empty
-- / --