VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylka daawo - Lyrics

Dokhayga maankaa Dareen jaceela laabta Dooxoo waad ideqdee X2 Dugsi dhaba oo aan Dugashado dawaday- Daay aan dabiibsado X2 Day bal day jacelka Daawo doogso Indhaha ku dooji Qalbiga aan dagee Aan dagee xasili Aan dagee macan Qalbigana xasili X2 Dunida maantiyo Dahab xariiraay Qurux ladaawado Waan ku doortee X2 Daryeel jira oon Aan ku diirsado Daacad ii noqo Aan ku doogsado X2 Day bal day jacelka Daawo ku doogso Indhaha ku dooji Qalbiga aan dagee Aan dagee xasili Aan dagee macan Qalbigana xasili X2
Queue is empty
-- / --