VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jowharadii dumarka - Lyrics

joogaga dheer iyo jamaalkaga quruxdalaa qalbigayga jiitoo heedhe waad ijiidhe naftu way kujamatoo dhanka aad jirtabay niyadaydu joogtaa jacylaagu inan yahay igu laba jibaaran yee jaal maynu nogonaa jabagada hadalkaa gudhu jaar latoo adaan kuu jiboodaa jawhardii dumarkaay xural cayn jamaadeey gurux iyo jamal lbuu buu jaliil kuu deegee adii
Queue is empty
-- / --