VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kal iyo laab - Lyrics

Kun dhaaf baa thy nasaba Koonkaan waxa dumar Ku nool kaskiyo garashada Habon hormud ba thy kartida Kal deeq ruux yahay goobtan Intaad nolasheydi kabtay Hankaan kugu koobay kali Kasbaty maankiyo xiskee Gaarisa yartii lagu korshaay Ayaan qurux kaamilaa Qalbiga kaliya dareema Kalsooni adaa kuu qiray Kasheyda alla kasheyda Huno kasheyda ada ku qoran Kifaax baa tahy nasaba adaa Kurba tiray qalbiga Kalmado xigmad laha taqaan Koobkii sharftaad sidaa Kal wacan ayaan dhemaney Karaamiyo hadal san mcn Kalamkaagaa ideeqay Kal iyo laab anaa kuu jecel Gaarisa yartii lagu korshaay Ayaan qurux kaamilaa Qalbiga kaliya daremaa Kalsooni adaan kuu qiray Kasheyda alla kasheyda Huno kasheyda ada ku qoran. Lyrics by: Abdi deeq
Queue is empty
-- / --