VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta La joog joog - Lyrics

Naf ku jecel Ku jeedaalin Jamashada Ku daadaawan Jirka nugul Ku raaraadin Haka jarina weedhiisa Niyad jilicsan kuu jeelan Ku jalbeeban qawlkaaga Jaanqaadka dookheena Miyaan jari e Anigu aan jari goonaa Jiritaan dadaalkeena Jarkastaba bildhaantiisa Oon wanaag Ku joog joogno Si xubigu u joog joogno Jiritaan kalgacalkeena Jir kastaba bildhaantiisa Aan wanaaag Ku joog joogno Si xubigu u joog joogno Naf ku jecel Ha jaan jaamin Haka jarin xiriirkeeda Cishqi badan La jiib jiibi Jaantana la qaad maanka Jir ka mida Jirkiyo ruuxda Waxa tahay Ruux ila jaara Jeexitaana uma quudho Mana jaro e Anigu an jaro oo aan jaro Kalgacalkeena
Queue is empty
-- / --