VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sory sory - Lyrics

jacaylku saariigo maaha sir iyo dibindaabyo sawiroo eeg eego maaha dhib iyo saxariirna maaha samadaa salsaloola maaha san taago maaha kibir maaha ku suuro nolosha maaha sidaad doonayso maaha sorry sorry jacaylku saas maaha saxadoo la abaaro weeyi sorry yartaa iska sunto maaha samiro calafka sug weeyi jacaylku safaadi maaha sun iyo waabayo maaha caloolyow la seexo maaha silicooo u dulow maaha waalidkaa uga soo go maaha oontii uga soon maaha sabati isku daldal maaha samhariirta giigso maaha
Queue is empty
-- / --