VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xafsa qurux - Lyrics

ku xadreeyey kuu xajabey xabsa quruxeey xabiibi macaan xubi iga gudoon laabta xaadhan xiska doooxan xididada wadnaha adigaa xaqsiiyee xalka ila doon anaa axibak ilove youy naftan kuu xiistey xumaanta ka dhowr xagan gabi xaga gabi xaawaley dhamaan adaan kaa xushee caashaqa xurmee xubo daalan dartee xiiqo qalbiu ku xawilam lama bado xidhiidhka adkee anaa axibak ilove you naftan kuu xiistey xumaanta ka dhowr
Queue is empty
-- / --