caasahqa qadari qadari
qalbi sugan ku soor
qiimee axdiga qiimee axdiga

qudh kuu nugul dartaa
waxay qoonsatiyo
kaa ilaali qalad

hadal qalafsanoo
qushi kaaga baxay
kuuma qurux badane
qosol iyo farxad igu qaabila

qof ku jecel xurmee
wax qanciya u sheeg
quudhsiga ka daa

qaado waanadoo
waa ceeb qabkuye
qayrkaa la soco

Exit mobile version