VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caasho - Lyrics

miraa canab lamoodyey carafaad dhalataoo cid laguu wan qaloo aabaaha cumaroo hooyo kuu duceysoo curadkeedii noqotee haeen kuugu ciyaayi anaa cidhib tiree caashoy xcaasahqa ha igu xidhin yaaku caayo ku canaantee anaa ku ciseynayoo calaf keygii noqotoo ku caleemo saartee kuwii kugu ciyaaro anaa cidhib tiraayee cadho casha qa ha igu xirin macaan caashaqa ha igu ciilin
Queue is empty
-- / --