daydaygaan ku daalay doonistaadee
waan ku doorto ku doonay ood i diide
anoo dartaa u ooman dadaalna an yareysan
dantena u hanuunsan ayaad docdaa
ka boodee day daygaagan ku daalay
doonistaade
ood i deeqdee anoo daacad kuu ah
dadaana kaaba doortay
dushayda aan ku saaray
ayaa damac ku qaatee

Exit mobile version