logo Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Eed bax mp3 ahaan

Sawirka Yuusuf jeego

Yuusuf jeego

Fikradaada ka dhiibo heestan

Eed bax lyrics

sawtaan ku idhi
aynigaa adaa
ugu aragti dheer
sawtaan ku idhi
ubax so bixiyo
ada ilo biyo leh
inan yahay la mida
ku idhi inaad
iga doonaysay
bal maxaa amaan
iigu kaa hadhoo
kaaga eed baxaa
Lyrics by Masuul.com

arin lagu farxiyo
anigoon wanaag
kaa eeganayn
mise araartiyo
asaraartu waa
afkuu midu xafidee
isma lihid xumee
ku idhi intaad
iga doonaysay
bal maxa aman
iigu kaa hadhoo
kaaga eed baxaa

heesta ma shaqeeneeso fadlan nala socodsiiy
-- / --